| Hagitaanno ku saabsan waxqabadyada ururada | Tekstiversio |
Internetka waxaa laga helaa warar badan oo faa'iido leh oo ku saabsan waxqabadyada ururada iyo caawimo ah sida urur loo aasaaso, siduu u shaqaynayo iyo maamulka dhaqaale. Hoos waxaa ku qoran liis cinwaanno Internetka ah oo faa'iido leh iyo waxyaabo faa'iido leh oo shebekadda internetka ku jira. Waxyaabahani caadi ahaan waxay ku qoran yihiin af Finnish.
Tilmaansiiye waxqabadka urur oo luuqad fudud ah
Tilmaansiiye waxqabadka urur oo luuqad fudud ah oo la dhegeysan karo
Aqoonta bilowga ah ee shacabka
Taxanaha YLE ee la yiraahdo Kokoonnutaan (Aan Kulanno) waxaa lagu bartaa sida urur loo aasaaso iyo sida shirar fiican loo qabto.
Bog si fudud loo akhrisan karo oo ay ku qoran yihiin aqoon badan oo fiican oo ku saabsan sida urur loo aasaaso, sida dhaqaalaha loo maamulo, sida hawsha loo qorsheeyo iyo sida loo hogaamiyo.
Buugga waxqabadyada ururada waxaa ku qoran talooyin ku saabsan sida ururka dakhli loogu soo ururiyo iyo sida shirarka loo qabto iyo sida firfircoonida loo sameeyo.
Tilmaansiiye waxqabadyada ururada ah oo loogu talagalay dadka waddanka u soo guurey
Adeega sharciyaynta iyo maamulka diwaangelinta ee ururada
Tilmaansiiye mashruuca ah oo loogu talagalay ururada
Furayaasha waxqabadka uruirada - tilmaansiiyaha waxqabadka (qoraal ah pdf iyo nooc internetka ah)
Liis fiican oo ku saabsan waxyaabaha kala duduwan ee la xiriira hawlaha waxqabadka ururada
Tilmaansiiyaha ku saabsan waxqabadka Ururlka Autisimka
Tilmaansiiye fiican oo ku saabsan hababka wax loo qabto